Shirka qorshaha horumarinta kaabiyaasha dhaqaalaha dalka oo ka furmay Baydhabo.

0
61

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Baydhabo ku Daah-Furey Shirka Qorshaha Hormarinta Kaabiyaasha Dhaqaalaha Dalka.

Shirka waxaa ka qeybgalay Wasiirada Wasaaraddaha Howlaha guud Dowladdaha Xubanaha ka ah Dowladda Federaal iyo Wasiiru-Dowlaha Wasaarada Howlaha Guud XFS iyo Marti Sharaf Kale.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.