Shirka Qorshe howleedka Xuquuqda Caruurta Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho.

0
64

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda qoyska iyo Xuquuqul insaanka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay Shirka qorshe Howleedka xaquuqda caruurta soomaliyeed.

Shirka ayaa waxaa ka qeeybagalay masuuliyiin ka tirsan Dowlad dhaxe,dowad gobaleedyada dalka iyo xubno ka socday Hay’addaha ka shaqeeya arimaha xaquuqda caruurta.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq