Shirka shanaad ee golaha sharci dajinta dalka oo lagu soo gaba gabeeyay Garoowe iyo warmurtiyeed la soo saaray

0
348

Baladweyne(Radio Beerlula)- Shirka shanaad ee golaha sharci dajinta dalka oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Garoowe islamarkana ay ka qeyb galeen guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha shacabka mahad Cabdalla Cawad, guddoomiyeyaasha baarlamannada Hirshabeelle, Koonfur Galbeed, Puntland iyo Jubbaland  ayaa la soo gaba gabeeyay iyadoo laga soo saaray warmurtiyeed waxana saxaafadda u akhriyay Xoghayaha guud ee golaha cabdikariin xaaji Cabdi buux.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here