Baladweyne ( Radio Beerlula)-Madaxweynaha Maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi ciro ayaa magaalada Hargeeysa ka daah-furay shirweynaha 4-aad Heer qaran ee loo shaqeeyaha iyo shaqo abuurka oo aay soo diyaarisay wasaaradda shaqada,arimaha Bulshada iyo qoyska maamulka Somaliland.
Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb-galay wasiirka ka tirsan maamulka Somaliland,Gudoomiyaha Hay’adda shaqaalaha maamulka Somaliland,Gudoomiyaha Gobalka moroodi jeex,xubno ka socday jamacadaha ku yaalo Hargeysa iyo marii sharaf kale.
Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.


