Shirka Shaqaalaha Caafimaadka Qaranka oo muqdisho ka furmay

0
121

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay Shirwaynaha qaran ee Shaqaalaha Caafimaadka kaasi oo looga hadlayo arrimaha la xiriira shaqaalaha caafimaadka.

Shirka waxaa ka qeygalay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Dr Maryama Maxamed Xuseen, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Axmed Yuusuf Cabdulle, Wasiiro, Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Xubno ka socda Hey’addaha Caalamiga ah ee ka howlgala Soomaaliya iyo masuuliyiin kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.