Shirka sugnaanta cuntada oo lagu qabtay Magaalada Garoowe.

0
93

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka maamulke Puntland Mudane Ilyas Osman Lugator, ayaa magaalada Garoowe ka daah-furay shirka wadatashiga kor-uqaadida sugnaanta cuntada iyo nafaqada Puntland.

Daahfurka shirkaan waxaa ka qeybgalay xubno kamid ah Goleyaasha maamulka Puntland,Agaasimeyaal Guud, qaar ka mid ah Guddoomiyayaasha Degmooyinka, bahwadaagta dhaq-dhaqaaqa sare-uqaadista nafaqada, xubno ka socday bulshada Rayidka ah, Hay’adaha Qaramada Midoobey iyo Hay’addaha aan Dowliga ahayn.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.