Shirka u qareemida dadka abaaruhu sameeyeen oo lagu qabtay Garoowe.

0
83

Baladweyne ( Radio Beerlula )-magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa waxaa kafurmay shirka uqareemida dadka ay saameeyeen abaaraha gaar ahaane barakacaysha

shirkan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay wasaarada gargaarka maareynta iyo masiibooyinbka Puntland waxaana goobjoog ahaa qaar kamid ah hay,adaha samafalka ee kahowlgala Puntland.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan