Shirka waadatashiga Buugaagta waxbarashada Aasaasiga ah oo ka furmay Muqdisho.

0
153

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Waxbarshadda,Hiddaha iyo Tacliinta Sare dowladda Federaalka ee Soomaliya ayaa maagalada muqdisho ka daahfurtay kulanka ka doodista Manhajka Waxbarashada Deg-Degga ah kaasi oo socon doona muddo laba maalin ah, waxaana kasoo qeyb galay khubaro ka tirsan Wasaaradaha Waxbarshada Heer Federaal iyo Heer Dawlad Goboleed, Hay’adaha taageera Waxbarashada Soomaaliya iyo guud ahaan bahda waxbarashada qeybahooda kala duwan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here