Shirka wada tashiga arimaha deegaanka iyo isbeddelka Cimilada Somaliland oo lagu qabtay Hargeysa.

0
131

Baladwayne (Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda deegaanka iyo isbeddelka cimilada maamulka Somaliland Marwo Shukri Xaaji Cismaaciil ayaa magaalada Hargeysa ka daah furtay shirka wajiga labaad ee wada tashiga arimaha deegaanka iyo isbeddelka Cimilada soomalind.

Shirkaan ayaa waxaa kasoo qayb galay hay’adaha kal duwan ee wasaaradda kala shaqeeyo arimaha deegaanka iyo isbadelka cimilada ardayda dhigato jaamacadaha Hargeysa aqoonyahano iyo ururada bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.