Shirka wada tashiga iyo ansixinta qaab dhismeedka manhajka xanaanada caruurta oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho.

0
134

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee XFS ayaa magaalada Muqdisho kusoo xertay shirka wadatashiga iyo ansixinta qaab dhismeedka manhajka xanaanada caruurta qaranka Soomaaliyeed oo socday mudo saddex cisho.

Waxa ka qeyb galay shirka kusimaha agaasimaha guud ee wasaaradda waxbrashada ,agaasimayaasha hormarinta manaahijta XFS iyo kuwa maamul goboleedyada xubno kasocday gobolka Banaadir iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim