Shirka wadatashiga Arrimaha Waxbarashada Soomaaliya. Oo laga daahfuray Dhuusamareeb

0
121

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxwayne ku-xigeenka maamulka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid iyo wasiirka waxbarashada Soomaliya Faarax Sheekh Cabduqaadir ayaa magaalada Dhuusamareeb ka daahfuray Shirka wadatashiga Arrimaha Waxbarashada Soomaaliya.

waxa ka qeyb galay shirka Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada XFS, Wasiirrada Waxbarashada Maamul goboleedyada, Agaaasime-yaasha Guud, Agaasime waaxeedyada wasaaradaha waxbarashada iyo howl wadeennada waxbarashada qeybahooda kala duwan.

Warkan waxaa faahfaahinya Maxamed Yuusuf Cabdulahi