Shirka wadatashiga arrimaha waxbarashadda oo lagu soo gaba gabeeyay Jowhar.

0
155

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Shirkaan oo uu shir gudoominayay wasiirka wasaaradda waxbarashada XFS isla markaana looga hadlayay hormarinta arrimaha waxbarashada Soomaaliya ayaa maanta lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Jowhar.

Shirka waxaa ka qeygalay xubno ka socday wasaaradahha waxbarashada dowladda fadaraalka Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada dalka,Macalimiin,iyo masuuliyiin kamid ah maamulka Hirshabelle.

waxa soo jeedineysa Sahro Ibrahim Dhicisow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here