Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa lagu qabtay shirka wadatashiga diyaarinta siyaasadda qaranka ee xaquuqul insaanka Somaliland kaasoo socon doonaa muddo laba maalmood ah.
Shirkan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay guddiga xaquuqul insaanka Somaliland, waxana ka qeyb galaya xubno ka socda ururada bulshada rayidka, maxkamaddaha, booliska , asluubta iyo hay’addaha ka shaqeeya xaquuqda aadanaha
Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.