Shirka wadatashiga ee qorshaha horumarinta gobolka Banaadir oo lagu qabtay Muqdisho

0
352

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng:Yariisoow) ayaa daah-furay shirka wadatashiga ee qorshaha horumarinta gobolka Banaadir iyo dowlada hoose Xamar waxaana madasha uu shirkani ka dhacayay goob joog ka ahaay wasiiro katirsan Dowlada Soomaaliya, agaasimayaasha guud ee wasaaradaha xukuumada Soomaaliya, guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo maaliyadda gobolka Banaadir iyo xog’hayaha guud ee maamulka Gobolka Banaadir.

Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan  ayaa ka waramay ahmiyadda qorshahan.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here