Shirka wadatashiga Farsamada Waxbarashada HirShabeelle oo Baladweyne Lagu soo gabagabeeyay

0
42

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka waxbarashadda Hirshabeelle Maxamed Maxamuud Cabdulle ayaa Magaalada Baladweyne ku soo gabagabeeyay shirka wadatashiga farsamada waxbarashadda dowlad goboleedka Hirshabeelle.

Shirkan oo socday muddo laba cisho ah ka qeybgalay guddoonka waxbarashadda gobolka iyo qaar ka mid ah maamulayaasha iskuullaadkaa Baladweyne.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey