Baledweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa magaalada muqdisho ka daah furay shirka Wadatashiga Garsoorka ee Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed.
Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galay bahda cadaalada masuulinta garsoorka maxkamadaha dalka iyo marti sharaf kale.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.


