Shirka wadatashiga iyo ansixinta buugaagta Waxbarashada Aas-aasiga ah oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

0
249

Baladweyne (Radio Beerlula)-Shirka wadatashiga waxbarashada Aas-aasiga ee degg degga ah ayaa lagu soo gaba gabeeynayay magaalada Muqdisho iyadoo mudadii laba maalmood ee shirkan uu socday dib-u-eegis iyo turxaan bixin loogu sameeynayay Manhajka iyo buugaagta Waxbarashada Aas-aasiga ee degg-degga.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here