Shirka wadatashiga nidaamka waxbarashada qaranka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
167

Baladweyne (Radio Beerlula)- Shirka wadatashiga iyo ansaxinta ee ku saabsan heer-aqooneedka waxbarashada qaranka oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda waxbarashada XFS ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho ka furmay.

shirkan ayaa diirada lagu saarayaa nidaamka qaabeeynta waxbarashada iyo heerka waxbarshada dalka iyadoo laqeeyxayo tayadeeda.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here