Shirka wadatashiga saamilayda daawada iyo agabka caafimaadka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
129

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hey’adda Maareeynta Daawada Soomaaliya oo kamid ah Hey’addaha hoosyimaada Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa magaalada Muqdisho ka daahfurtay Shirka wadatashiga Saamileeyda Daawada iyo agabka Caafimaadka.

Shirkaan ayaa waxaa ka qeybgalay Agaasimaha guud ee Hey’adda Maareeynta Daawada , Dhaqaatiir, Daneeyaasha ka shaqeeya arrimaha Caafimaadka, iyo Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka XFS.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here