Shirka wadatashiga tayeynta Biyaha Soomaaliya oo lagu qabtay Baydhabo

0
162

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaarada tamarta iyo kheyraadka biyaha dowlad goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Iiman Cali Cabdi ayaa magaalada Baydhabo ka daah furay shirka wadatashiga tayeynta iyo maareeynta biyaha Soomaaliya ee 5-ta sano ee soo socota.

Shirkan oo socon doonaa muddo saddex maalmood ah ayaa waxaa ka qeyb galaya xubno ka socda wasaaraddaha tamarta iyo kheyraadka biyaha heer federal iyo heer maamul goboleed iyo xubno ka socda hay’adda cunnada iyo beeraha qaramada midoobay ee FAO.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Cabdi Saneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here