Shirka wadatashiga u diyaar garoowga qorshaha wadajirka ah sanadka 2026-ka oo lagu qabtay Muqdisho

0
128

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada muqdisho ee caasimada dalka ayaa lagu qabatay kulan wadatashi oo ku saabsan u diyaar garoowga qorshaha wadajirka ah ee sanadka 2026-ka.

kulankan oo aay soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorsheynta XFS ayaa waxaa kaqeyb galay mas’uuliyiin katirsan Dowlada Soomaaliya

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here