shirka wadatashiga Wasaaradaha Caafimaadka Dowlad Goboleedyada iyo Wasaaradda Caafimaadka XFS oo lagu soo gaba gabeeyay magaalada Kismaayo

0
174

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Iyo Daryeelka Bulshada Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr Foosiya Abiikar Nuur ayaa magaalada Kismaayo kusoo xirtay shirka wadatashiga Wasaaradaha Caafimaadka Dowlad Goboleedyada iyo Wasaaradda Caafimaadka Iyo Daryeelka bulshada Dowladda Soomaaliya kaasi oo diirada lagu saaray adeegyada aas aasiga ah ee Caafimaadka iyo sidoo kale saamaynta uu yeeshay cudurka Corona Virus.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here