Shirka Wasaaradaha Beeraha dalka oo ka furmay Jowhar

0
69

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasiirka Wasaaradda Beeraha dowlada Faderaalka Soomaliya Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle ka daahfuray Shirka Wasaaradaha Beeraha dowlad gobaleedyada iyo DFS.

Shirka ayaa waxaa kasoo qeybgalay Mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Beeraha Dowlada Faderaalka Soomaaliya,Wasaaradda Beeraha maamul Goboleedyada iyo iskaashitooyiinka Magaalada Jowhar.

Warbixintan waxaa noo haya Bilaal Daahir Waaney.