Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada Arimaha gudaha maamulka Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ku qabatay Shirka Istiraatiijiyadda Qorshaha Xasilinta ee Hirshabelle oo ay soo Diyaarisay wasaarada Arrimaha Gudaha Iyo Dowladaha Hoose Ee Hirshabelle .
Golaha Wasiirrada Hirshabelle ,Xildhibaanno iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada Rayidka ayaa ka qeyb galay daah furka qorshaha xasilinta Hirshabeelle.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.