Baladweyne(Radio Beerlula)-Wasaaradda Deegaanka Iyo Isbedelka Cimillada Galmudug ayaa magaalada Dhuusamaareeb ka dahfurtay shirka kusaabsan xoojinta la qabsiga isbedelka cimilada.
Shirkaan ayaa waxaa kasoo qaybgalay Maamulka Degmada Dhuusa-Mareeb, Hay’adda ka shaqeeya arrimaha isbadalka cimilada, iyo Ururada caalamiga ee ka howlgala Magaaladaasi.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey