Shirkad sameysa Interlock oo laga hirgeliyay Kismaayo

0
107

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magalada Kismaayo Ee Xarunta Jubada Hoose ayaa waxa laga Hirgiliyay Shirkad Sameyso Dhagxanta Leys Dhax Giliyo ee interlock Taas Oo Kagu Magacaabo Odawaa Interlock

Dahfurka Shirkadan Ayaa waxa Kaqeyb Galay Masuuliyin katirsan Mamulka Jubbaland Ganacsato Culuma’u Diin Iyo Marti Sharaf Kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here