Shirkad soo saarta dhuxul macmal ah oo laga hirgeliyay Kismaayo.

0
204

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Kismaayo ayaa laga hergeliyay Shirkad soo saarta dhuxul macmal ah taasi oo loogu tala galay in lagu yareeyo jarista dhirta iyo xaalufinta deegaanka.

Warshadan oo lagu magacaabo salano ayaa wax hergeliyay ganacsade reer kismaayo ah iyado ay ka shaqeeyaan dhallinyaro badan kuwaasi oo kaalin ka qaara soo saarista dhuxushan macmalka ah

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.