Shirkadda Dahabshiil oo lacag ugu deeqday dhismaha bundada Baardheere.

0
190

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Shirkadda Dahabshiil Group ayaa  $300,000 ugu Deeqday Dhismaha Bundada Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Deeqdan lacageed ayaa ku soo aadeyso xili bundada degmada baardheere ayaa go’antahay mudo aad u badan tasoo aan helin dayactir.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here