Wararka Shirkii golaha horumarinta qaranka oo laga soo saaray war murtiyeed By Radio Beerlula - May 8, 2019 0 379 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Baladweyne(Radio Beerlula)- Golaha Horumarinta Qaranka (GHQ) ayaa shirkiisii labaad ee sanadkan 2019-ka ku yeeshay magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad Goboleedka Puntland,ayaa laga soo saaray murtiyeed. Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed. http://radiobeerlula.so/wp-content/uploads/2019/05/aadan-qodob-warmurtiyeed.mp3