Shirweynaha Bangiyada iyo Maaliyadda Puntland oo maanta ka furmay Garoowe

0
144

Baladweyne ( Radio Beerlula)-waxaa si rasmi ah uga furmay magaalada garoowe Shirweynaha Bangiyada iyo Maaliyadda Puntland, oo uu soo agaasimay Bangiga Dowladda Puntland.

furitaanka shirk lagu horumarinayo dhaqaalaha puntland ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweynaha dowlad goboleedka puntland saciid cabdullahi dani iyo masuuliyiin kamida maamulka puntland bahda bangiyada puntland iyo marti sharaf kale .

waxa so jeedinaya Aadan Cabdi Axmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here