Shirweynaha deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada oo ka furmayo magaalada Kismaayo.

0
156

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta si rasmi ah Aqalka Martida ee magaalada Kismaayo uga furay Shirweynaha Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada.

Shirka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Jubaland waxaana lagu falanqeyn doonaa sidii loo xoojin lahaa dadaallada ilaalinta deegaanka.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here