Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha kuxigeenka maamulka Somaliland mudane Maxamed Cali oow Cabdi ayaa Magaalada Hargeysa ka furmay Shirwaynaha ilaalinta deegaanka iyo latacaalida isbedelka cimilada kaasi oo ay soo qabqaabisay wasaaradda deegaanka iyo isbedelka cimilada maamulka Somaliland.
Shirka ayaa waxaa ka qayb galay masuuliyiin katirsan wasaaradda deegaanka iyo isbedelka cimilada Somaliland wasiiro dhalinyaro aqoonyahano iyo qaybaha kale duwan ee Bulshada Magaalada Hargeyso.
Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.
Audio Player