Shirweynaha dhalinyarada Jubbaland oo ka furmay Doolow

0
290

Baladweyne(Radio Beerlula)- Degmada Dooloow ee gobolka gedo ayaa laga daah furay shirweynaha dhalinyarada dowlad goboleedka jubaland kaasoo looga hadlayo sidii dhalinyarada jubaland ay uga qeyb qaadan lahaayeen horumarka iyo nabad galyada deegaanada jubaland iyo isdhaxgalka bulshada.

Warbixintan waxaa noo heysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here