Shirweynaha dhiiri gelinta wax soo saarka dalka oo ka furmay Muqdisho

0
51

Baladweyne (Radio Beerlula)-Waxaa Maanta Magaalada muqdisho ka furmay Shirweynaha Dhiirrigelinta Wax-soo-saarka Dalka taas oo ay soo qaban-qaabisay shirkada Isgaarsiinta Hormuud.

Shirkaan waxaa goobjoog ka ah Wasiirka Ganacsiga XFS Jibriil Cabdirashid Haaji Cabdi, Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliya, Ganacsato, maamulka Hormuud iyo marti sharaf badan.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan