Shirweynaha falanqeynta saameynta dhaqaale ee qaab-dhismeedka Dastuurka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
135

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa maanta daah-furay shir heerkiisu sarreeyo oo lagu falanqeynayo saameynta dhaqaale ee xulashooyinka qaab-dhismeedka dastuurka Jamhuuriyadda.

Shirweynahan ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirka qorsheynta Soomaliya Maxamuud Cabdiraxmaan BeenaBeena, wasiirka cadaaladda iyo dastuurka Xassan Macalin Cali, Agaasimaha Guud Arrimaha Daqliga ee wasaaradda Maaliyadda xukumadda Soomaaliya Feysal Maxamed Xaashi, hogaanka guddiga dhaqaalaha qaranka iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here