Shirweynaha Garsoorka dalka oo lagu soo gaba gabeeyay magaalada Muqdisho

0
153

Baladweyne (Radio Beerlula)- Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magaalada Muqdisho ku soo gaba gabeeyay shirweynaha 7-aad ee garsoorka dalka kaasoo muddo laba maalmood ah socday.

Shirkan ayaa sannadkan diirada lagu saaray casriyeenta hanaanka Garsoorka dalka, waxana ka qeyb galay bahda garsoorka, guddoonka maxkamaddaha dalka, xubno ka tirsan dowladda iyo khuburo ku xeeldheer arrimaha garsoorka.

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Cabdi Saney.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here