Shirweynaha Haweenka Puntland oo kafurmay magaalada Garowe

0
119

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Madaxweyna ku xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daahfuray shirka haweenweynaha Puntland kaasoo ku saabsan Amniga iyo nabadda

shirka ayaa waxaa goobjoog ahaa madax kasocotay labada gole ee maamulka Puntland ururada haweenka iyo hay,adaha taageera haweenka.

Warbixintan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.