Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay shirweynaha hogaaminta dawada iyo daryeelka caafimaadka ee dalka kasoo ay soo qaban qabiyeen aqoonyahano dalka iyo dibada wax ku soo bartay.
Shirkan ayaa waxa ka qeyb galay culumudiinka aqoon yahano waxgarad dhaqtiir wasiir xildhibaano maamulada isbitaalada iyo bahada daawaleeyda Soomaliyeed.
Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.


