Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Qardho ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daah-furayay madarasadda Al-Aqsa oo lagu baran doono Culuumta diiniga
Munaasabadda lagu furayay madarasadda ayaa waxaa kaqeyb galay maamulka madarasada macalimiin iyo waalidiin.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.


