Shirweynaha isku xirka haweenka oo lagu qabtay degmada Dangoranyo.

0
52

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Dangoronyo aya lagu qabtay shirweeynaha isku xirka haweenka degmada.

Waxaa shirka Goobjoog ahaa hogaanka ugu sareeya ururka haweenka iyo qaar kamid ah haweenka degmada iyadoo shirka diirada lagu saaray horumarinta haweenka.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here