Shirweynaha looga hadlayay dib u heshiisiinta oo lagu so gabagabeyay Jowhar

0
169

Baladweyne ( Radio Beerlula)- Wasaaradda dib u heshiisiinta dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa magalada Jowhar kusoo gabagabeysay shirweynaha wadatashiga istaraatijiyadda dib u heshiisiinta maamulka Hirshabeelle.

Shirkaan oo socday muda afar maalin ah ayaa waxaa ka qeyb-galay wasiiro ka tirsan maamulka Hirshabeelle,Agaasimayal,xubno ka socday dowadda hoose ee magaalada Jowhar iyo odayaal dhaqameed.

Warbixintan  waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here