Shirweynaha qaran ee kalluumaysiga oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Muqdisho.

0
127

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa lagu soo gabagabeey shirweeynaha qaran ee kaluumeysiga.

Shirka ayaa waxaa ka qeeybgalay ganacsatada Kaluunka quburo kasocday Dhinac kaluunka iyo madaxda Bangiyada dalka.

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here