Shirweynaha Qaran ee Maalgelinta Beeraha iyo Cunada oo lagu soo gaba gabeeyay Muqdisho.

0
117

Baladweyne (Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa lagu soo gaba gabeeyay shirweynaha Qaran ee Maalgashiga Cuntada iyo Beeraha, oo lagu soo bandhigay caqabadaha waaweyn ee ku hor gudban kor u qaadista wax soo saarka dalka, iyo sida looga faa’ideysan karo fursadaha dhanka maalgashiga ee beeraha.

Shirkan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirada beeraha, xanaanada xoolaha, kalluumeysiga, xubno ka socda bangiyadda dalka , qaar ka mid ah iskaashatooyinka beeraha dalka iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here