Shirweynaha qaran ee waxbarashada oo ka furmay Muqdisho.

0
145

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray shirweynaha Qaran ee waxbarashada dalka oo soco doona mudo 5 cisho.

Waxa ka qeyb galay furitaanka shirweynaha Qaran ee waxbarashada dalka wasiirka waxbarashada dalka Ra’isul wasaare kuxigeenka dalka mas’uuliyiin ka tirsan XFS iyo Mas’uuliyiin ka socday maamul goboleedyada dalka iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan Waxa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.