Shirweynaha Qaran ee xalka waara oo lagu soo gabagabeeyay Magaalada Muqdisho.

0
133

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo gabagabeeyay Shir weynaha Xalka Waara ee heer Qaran, kaso halku-dhigiisuna yahay Tayeynta iyo isku-dubbaridka wax ka qabashada barakaca, iyadoo loo marayo xal hormarineed.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin.