Shirweynaha shanaad ee dib u eegista waxbarashada oo ka furmay Muqdisho

0
435

Baladweyne (Radio Beerlula)- Raiisul wasaare ku-xigeynka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa magaalada Muqdisho ka daah furay shirweynaha  Shanaad ee dib u eegista waxbarashada Soomaaliya kaasoo socon doona muddo labo maalmood ah , waxana goob joog ka ahaa wasiirka waxbarashada Soomaaliya , Cabdullaahi Goodax Barre, wasiirka caafimaadka Fowsiya Abiikar Nuur, wasiir ku xigeenno,Safiirro, Deeq bixiyaal , agaasimayaal iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here