Shirweynaha Tiknoolajiyada oo lagu qabtay Muqdisho

0
78

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada muqdisho ayaa lagu qabtay Bandhigga Shirweynaha Tiknaloojiyada ee sanadkii Sideedaad.

Munaasbadda ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin ka tirsan Dowalada Soomaaliya,  Aqoonyahano , ardayda barto cilmiga tiknoolijyada Dhalinyaro iyo qay baha kale duwan ee Bulshada.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo  Maxamed Maxamuud.