Shirweynaha Xuquuqul Insaanka Qaranka oo maanta ka furmay Muqdisho.

0
155

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirka Qaran ee Xuquuqul Insaanka, kaaas oo markii ugu horreysey Soomaaliya lagu qabanayo.

Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan hay’addaha kala duwan ee bulshada, ururada ka shaqeeya arrimaha xaquuqda aadanaha, hay’addaha qaramada midoobay ee xaquuqul insaanka iyo marti sharaf kale iyadoona shirkan uu socon doona muddo saddex maalmood ah.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here