Shirweyne looga hadlayay horumarinta haweenka oo ka furmay Kismaayo

0
96

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka daah-furtay Shirweyne looga hadlayay Hormarinta Haweenka iyo ka hortagga xadgudubyada ka dhanka haweenka

Shirkaan ayaa waxaa ka qeybgalay xubno kamid ah wasaaradda haweenka dhallinyaro iyo haweenka magaaladaasi.

Warbixintan waxaa soo Jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim