Shirweyne looga hadlayo u adkeysiga aafooyinka dalka oo ka furmay Muqdisho.

0
152

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ayaa laga furay Shirweyne looga hadlayo u adkeysiga aafooyinka dalka sida abaaraha iyo Fatahaada kaasi oo soco doona mudo laba maalmood ah isla markaana ay soo qaban qaabiyeen Hay,adda Sodma iyo Jaamacadda Muqdisho.

Shirka waxaa ka qeybgalay Wasiiroo,Xildhibaano kamid ah dowladda Soomaaliya ,waxgarad iyo masuuliyiin kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here